About me

 Nacaybtire waa qoraa dhalinyaro ah oo qoraaladiisa iyo waayo aragnimadiisa ku soo bandhiga baraha bulshada ( Social media ) wuxuu awooda saaraa nabada iyo jacaylka iyo wadaniyada.

EXPERIENCE 

 DATES FROM –
TO JOB TITLE, QALBI SOMALI

 Qalbi Somali waa barnaamij kii ugu horeeyey ee uu internetka ku soo daabaco isagoo adeegsanaaya qoraalo kooban oo u badan odhaahyo

DATES FROM – TO JOB TITLE, NACAYBTIRE 

Imika wakhti xaadirkan waa qoraa dhammaan ku diyaariyaa baraha bulshada internetka qoraaladiisa iyo muuqaalo video ah oo la xidhiidha qoraaladiisa.

SKILLS 

 • Xirfadaha kala duwan ee Nacaybtire qaar ka mida
• Kuwa ugu haboon
• Graphic designer photos
• Video Graphic designer + multimedia
 • Blogger and website

ACTIVITIES 

 Wakhti xaadirkan waxaad ka baadhi kartaa barta wax laga baadho ee google adigoo qoraaya Nacaybtire si aad u aragto activities ka Nacaybtire ama qoraalada iyo barnaamijyadiisa.

Social media

Waxaan jeclahay inaan isdhaafsano aqoon iyo waxyaabo faaiido leh sidaas awgeed waxaan halkan hoose idiinku diyaariyay ciwaanada aad igala soo xidhiidhi kartaan, aad baan ugu faraxsanahay kulankeena.

Facebook.com/Nacaybtire
Youtube.com/Nacaybtire
Twitter.com/Nacaybtire
Instagram.com/Nacaybtire
Pinterest.com/Nacaybtire